DAAWO:Diyaar Garowga Xuska 18-May Magaalada Burco Oo Ah Goobtii Lagaga Dhawaaqay Gooni Isu Taaga Somaliland.

Magaalada Burco oo ah goobtii lagaga dhawaaqay gooni isku taaga jamhuuriyada Somaliland ayaa waxa laga dareemayaa u diyaar garowga xuska 18-may oo ah maalintii gooni isu taaga jamhuuriyada Somaliland.