DAAWO:Madaxweynaha JSL Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Waftigii Ka Socday Shirkada DP World.

Halkan Ka Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Shirkada DP World Ee Maalgalinaysa Dekedda Berbera.