DAAWO:Safiirka Somaliland u Fadhiya Britain oo David Cameron Si Rasmi ah Ugu Gudbiyay Warqad Madaxweynaha Somaliland uu Soo Qoray.

Halkan Ka Daawo: Safiirka UK uu Fadhiya Somaliland Md Cali Cawaale oo David Cameron Si Rasmi ah Ugu Gudbiyay Warqad Madaxweynaha Somaliland uu Soo Qoray oo Lagaga Codsanayo Aqoonsi Caalamiya