DAAWO: Anderson Cooper oo ah wariye Caan Ah Oo Ka Socday Dalka Maraykanka Oo Qiimayn Ku Sameeyay Somaliland.

Anderson Cooper waa qoraa, saxafi ah oo aad looga qadariyo dalkiisa Maraykankaiyo caalamka kaleba. waa nin la dhegaysto oo ka mid ah dadka raaderynta ku leh fikirka iyo siyaasaddaba. waxa uu ku qaatay abaal marino badan sida uu gua waramo dhacdooyinka caalamka oo ay ka mid ah xogtii uu ka diyaariyey Abaartii iyo macaluushii Somalia 1993kii, Xasuuqii Bosniya iyo kii Ruwaanda iyo qaar kale oo badan.

Cadawega Somaliland waxa ay ka diidan yihiin inuu soo booqday Somaliland isago doonaya inuu muujiyo kartida ardayda Somaliland ee raaca hore ka galay tayada waxbarashada caalamka, waxaanay ka naxeen inuu indhaha caalamka ku soo jeediyo Somaliland.

Daawo waraysigiisan