DAAWO: “Heshiiskii SL La Gashay Imaaradku Waa Mid Taariikhiya….” Xidhibaan Ibraahim A.Haybe

Hargeisa(GNN):-Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe oo kamida Mudanayaasha Golaha wakiilada kana tirsan Xisbi xaakimka kulmiye ayaa si wayn usoo dhaweeyay Heshiiskii ay xukuumada Somaliland ay dalka emaraatka kula gashay shirkada dubai port oo maalgashi balaadhan ku samaynaysa dekeda berbera iyo mashaariic kale oo dalka laga fulin doono,