DAAWO:Golaha Wakiilada SL Oo Wasiirka Arimaha Dibada Wax Ka Waydiyay Heshiiskii Dekeda Berera Ee DP World

Guddi hoosaadka ilaalint iyo daba galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland,iyga oo wax ka waydiiyay heshiiskii dekeda magaalada berbera ee shirkada DP World.