Gudoomiyaha Xisbiga UCID Ee Gobolka Saaxil Oo Ka Hadashay Xadhiga Uu Saxafiyiin Ka Hawl Gasha Berbera Kula Kacay Maayarka Berbera Cabdishakuur Cidin

Hargeysa(GNN)Gudoomiyaha xisbiga UCID ee gobolka saaxil marwo Rooda Axmed Yaasiin ayaa shir jara’id oo ay ku qabatay magaalada berbera waxay kaga hadashay xadhig uu kula kacay maayarka berbera Cabdishakuur Cidin laba saxafiyiin ka hawl gasha magaalada berbera.
Halkan hoose ka daawo muuqalka