DAAWO:Abwaan Laabsaalax oo Xilkii Ku Wareejiyay Kooxda Gudoomiyaha Cusub ee Kooxda Xidigaha Geeska.

Hargeysa(GNN)Gudoomiyahii hore ee koox faneedka xidigaha geeska abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa ka hadlay khilaf l sheegay inuu soo kala dhex gallo kooxda xidigaha geeska,isaga oo sheegay inaanay jirin wax khilaf ah oo soo kala dhex galay kooxda.
Dhanka kae waxaana uu gudoomiyuhu xilkii ku wareejiyay gudoomiyaha cusub ee dhawaan ay soo doorteen kooxdu.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka