Hanbalyo Meher Wacan && Hanbalyo Meher Wacan: Cabdisalaam Cabdirashiid Cali iyo Xamda Axmed Maxamed

Hargeisa(GNN):-Dhammaan Hawlwadeenada kala duwan ee shabakada gabileynews iyo Maamulka iyo shaqaalaha kala duwan ee Telefishanka Somaliland Space Channel Tv, oo kala ah

Maxamed Muuse Xassan :Maareeyaha TVga SLSC

Maxamed Cismaan Xassan”Cigaal”: Agaasimaha Tvga SLSC

Maxamed Ismaaciil Salaan

C/risaaq Axmed Cabdi koronto

C/risaaq  Axmed C/raxmaan

Cumar Cabdi Xassan

Idiris Ismaciil Cabdi

C/fataax Xaamud Cismaan

Ayaanle Maxamuud Ismaaciil

Hodan Maxamed Nuur

Hibo yuusuf cali

Hilaal Maxamed Axmed

Ilhaan yuusuf ismaaciil

Deeqa Cali jaamac

13138904_826312230835437_6066619846729037505_n 13151814_826312150835445_2494782548190943303_n 13151646_236595180036970_2690697285944239313_n

Axmed Cismaan Almis
Asxaabta Kala Aha
C/raxmaan Cismaan Cumar Xaaji
C/rashiid Nuur Wacays
Nagiib C/laahi Colaad
13094425_1026044480818375_1971511476052203439_n

13173894_1173531469347781_6396709690746543065_n

13177080_1173531326014462_4176180633859691936_n
Sidoo Kale Shaqaalaha Shabakada Caalamiga Ah Ee Gabiley news Ee Gobolada dalka iyo Dibadiisuba Waxay hanbalyo kal iyo Laab Ah u Dirayaan

Boqor Iyo Boqorada Eebe Ayaa Boqor Ahe

 

Cabdisalaam Cabdirashiid Cali iyo Xamda Axmed Maxamed

 

Oo Maalintii Shalay Meherkoodu ka Dhacay Hotel Imerial ee Magaalada hargeisa Waxaaney ugu Ducaynayaan Lamaanahan Ku Midoobay nolosha Ducadii Rasuulka SCW

“Baaraka Laahu  Laka, Wa Baaraka Calayka Jamaca Baynakumaa Bilkhayr oow Filkhayr.

Noqoda Kuwii Aqalgalkooda Ku Gaadha Bash-Bash iyo Barwaaqo

 

AAAAAAAAAAAAMIN………………………..AAAAAAAAAAAAAAAMIN
Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Axmed Osman Almis