Hargeysa(GNN)Xoghayaha guud ee xisbiga WADANI oo Khialaafka G.Deegaanka Burco Ku Eedeeyay Wasiir Cali Mareexaan.

Hargeysa(GNN)Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee WADANI Mudane Maxamed Cabdilahi Uur Cadde oo shir jaraa;id ku qabtay magaalada burco aya wasiir Cali Mareexaan ku eedeyey iinu dabada ka riixayo khilaafka golaha deegaanka burco sheegayn inuu wado qorshe uu ku kala qaybinayo shacabka gobolka togdheer, waxaana uu wasaarada arimaha gudaha Somaliland ku eedeeyey in loo gacan maray shaqadoodii ahayd xal u helida khilafka golaha deeganka.
Dhanka kalena mudane Uur Cade waxa uu ka dhawaajiyay inuu soo dhawaynyo wax kaste oo lagu balaadhinayo dekeda magalada berbera oo isagaa oo shegay inay xukumaduuna dacad ka noqoto.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka