OGEYSIIS: Xaflada Dabaaldega Maalinta Qaranimda Somaliland 18.May ee Oslo Norwey

بِسْمِ اللهِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِيْمِ
ASalaamu Caleykum
Waxa la ogeynsiinayaa dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee degan Oslo iyo nawaaxigeeda in la qabanayo sidii caadada inoo ahayd xafladii dabaaldegga Somaliland 18 mai hadii Allah yidhaado. Waana xafladii 25aad ee ka soo wareegtay gooni isu taaga Somaliland.
Xuska xafladu wuxu dhacayaa isla maalinta arbacada oo ku beegan 18 mai, waxaana ka dhacayaa faras magaalaha Oslo.
  • Maalinta: Arbacada
  • Saacada: 15:00 – 20:00
  • Taariikhda: 18.05.2016
  • Goobta: Youngstorget

Waa maalin farxadeed, qiime weyna inoogu fadhida ee sidaa iyo ka soo qaybgal wanaagsan, waloo ay sanadkan ku soo beegantay maalin shaqo.

Allah mahad leh.

Gudoomiyaha Jaaliyadda (SWO)
Ahmed Saleban Mohammed

Gabileynews Network