Wareegto Wasaarada Arrimaha Guduhu Soo Saartay Oo Ku Socota Ciidamada Laanta Socdaalka Iyo Booliska.

Hargaysa (GNN)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyada SomalilandmudaneCali MAxamed Waran-caddeayaa manta Soo Saaray WareegtouukuamrayoCiidamada Boliska , Laanta Socdaalka iyoSirdoonka Qaranka Somaliland .

WasiirkaWasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland isaga oo ogsoon in ilaalinta nabadgalyadu ay tahay ahmiyada Koowaad ee qaranka waxaa lagama maarmaan ah in ay nu adkayno la socodka dhaqdhaqaaqa Dadka Muwaadiniinta ah iyo kuwa Ajaanibka ah.

Sidaas awgeed waxaa la bilaabayaa olole lagu baadhayo dadka lagun akala saarayo Qofka muwaadinka ahee sita Kaadhka aqoonsiga Dhalashada ama Kaadhka Degenaanshaha ajaanibka. Waxaanay ciidamada amnigu billaabidoonaan Baadhis Iyo In Dadka La Joojiyo iyadoo baabuurtana lagujoojindoonaa waddooyinka.

Waxaana Dadkaa la weydiindoonaa

1-Kaadhka Aqoonsiga Muwaadinka

2-Kaadhka Degenaanshaha Ajaanibka

Hadabawaxaa la idinfarayaain aad udiyaar garawdaanhabeenkaarbacadu soo galayso ee bishutahay11/05/2016 iyadaoo ayhawshanka qaybgalidoonaanCiidamada Boliska, Waaxdasocdaalka iyo Sirdoonka qaranka JSL.

 

Jamaal Cabdi Muxumed

Af-hayeenka Wasaarada Arrimaha GUdaha JSL.

Contact Details:

Phone: +252 63 4127409