Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Go’aamo Adag Kasoo Saaray Khilaafkii U Dhaxeeyey Golaha Deegaanka Burco

Hargeysa(GNN)Wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa maanta soo afjartay khilafkii mudooyinkii u danbeeyeyba ka dhex aloosnaa xildhibaanda golaha deegaanka degmada burco, iyada oo wasaaradun go’aamo adag kasoo saartay khilaafkaa ka dhex taagna mudanayaasha golaha deeganka burco.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Gabiley.net