Bahwaynta Garsoorka Gobolka Gabiley ayaa Hanbalyo ah U Diray Gudomiyaha Ururka Qareenada sl/d Oo Maanta loo Cumaamaday Maxamed Maxamuud Xaashi (Timo)

Gabiley(GNN)Bahwaynta Cadaalada Gaar Ahaana Bada Garsoorka Gobolka Gabiley ayaa Dhanbaal Hanbalyo ah U Diray islamarkaasina Hawada U Marinaya Gudomiyaha Cusub Ee Ururka Qareenada Jamhuuriyada somaliland Mr Maxamed Maxamuud Xaashi (Timo) Oo Maanta lagu Doortay Hotel Mansoor Ee Magaalada Hargaysa ee Caasimada somaliland

Dhanbaalkani Ay Bahda Garsoorku soo Gaadhsisay War Qabadka Shabakada wararka Ee Gabiley.Net Xafiiska Magaalada Gabiley Ayaa U Dhignaa sidan Anaga Oo Ah Dhamaanba Bahwaynta Cadaalada Gaar Haana Bahda Garsoorka Ee Ka Hawlgala Gobolka Gabiley Waxanu Halkani Dhanbaal Hanbalyo Iyo Duco Iskugu Jira Uga Diraynaa Gudomiyaha Cusub Ee Ururka Qareenada Jamhuuriyada somaliland Mr Maxamed Maxamuud Xaashi (Timo) Oo Maanta lagu Doortay Hotel Mansoor Ee Magaalada Hargaysa ee Caasimada somaliland Waxananu

Gudomiyaha Cusub Ee Ururka Qareenada Jamhuuriyada somaliland Mr Maxamed Maxamuud Xaashi (Timo) Ilahay Iga Baryaynaa Inuu Xilkasi Loo Igmaday Ee Maanta Loo Cumaamaday Uu Eebe U Fududeeyo islamarkaasina Ku Asturo Waxananu Dhamaanba Hadaanu Nahay Bahda Garsoorka Ku Kalsoonahay In Uu Mr Timo Kasoo Bixi Doono Hawshasi Waana Nin Leh Kartideeda Aqoonteda Iyo Waayo Aranimadeeda Anagu Ka Garsoor Ahaan Wanu soo Dhawaynaynaa Gudomiyaha Cusub Ee Ururka Qareenada Jamhuuriyada somaliland Mr Maxamed Maxamuud Xaashi (Timo) Waxanu Leenahay Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Wananu Kugu Ducaynaynaa Xilkasi
Gabiley.Net
Office Gabiley