Daawo Barnaamijka Xusuus-reeb Xalqadii 3aad Oo Uu Maanta Marti U Yahay Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan.

Barnaamijka xusuus-reeb oo uu soo saaro weriyaha ruug caddaaga ah ee Ducaale, ayaa waxa maanta marti u ah Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan oo ah ruug caddaa aqoon fog u leh Aqoonta Jilista iyo Masraxa.