Daawo: haayada Human concern international oo 42 Qoys Oo kamid ah Dadkii ay ABaarihi sameeyen Ee Magaalada Oodweyne Deeqahaasi Oo Iskugu Jira Raashin Hu Iyo Gogolo

Odwayne(GNN) haayada Human concern international oo 42 Qoys Oo kamid ah Dadkii ay ABaarihi sameeyen Ee Magaalada Oodweyne Deeqahaasi Oo Iskugu Jira Raashin Hu Iyo Gogolo Waxana Ka Warbixiyay Deeqahani xidhiidhiyaha hayaadaha Human concern international Mahamed Abdi osman xaaji samater Iyowaliba Agaasimaha Qorshaynta Dawlada Hoose ee Oodwayne Mustafe Faarax Cawil

Gabiley.Net

Office Gabiley