Daawo Isku Duwaha Wasaarada Ciyaaraha Ee Gobolka Gabiley iyo Qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Ayaa Maanta Tartan Ciyaared Ka Furay Magaalada Kalabaydh

Gabiley(GNN) Isku Duwaha Wasaarada Ciyaaraha Ee Gobolka Gabiley Mr Siciid Saleeban Muumin Oo ay Weheliyaan Qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Gaar ahaana Kuwa Arimaha Bulshada
Ayaa Maanta Tartan Ciyaared Ka Furay Magaalada Kalabaydh Oo Ka Tirsan Gobolkani Gabiley Waxana Ka Qaybgalay Tartan Ciyaaredkasi 8 Sideed Kooxod Oo Kamid ah Kooxaha Ka Ciyaara Magaalada Kalabaydhka

Gabiley.Net

Office Gabiley