DAAWO:Weftigii u Baxay Wajiga Labaad Ee Heshiiska Dekada Berbera Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.

Halkan Ka Daawo Weftigiii Ku Maqnaa Wajiga Labaad Ee Heshiiska Dekada Caalamiga ah Ee Berbera Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Iyaga Oo Faah-faahin Ka Bixiyey Halka Uu Marayo Heshiiskaasi.