
“Dadkaa Sidaa Arxan Darada Loogu Xasuuqay Degaanka Gaashaamo Waxa Ka Masuula Ina Iiley…”Xildhibaanada Golaha Guurtida

Hargeysa(GNN)-Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa maanta ka hadlay xasuuqii ciidamada news police-ku u geysteen dad rayid ah oo degen deegaanka Jaamac Dubad oo degmada gaashamo kamid ah waxan ay dusha u sareen madaxwaynaha kilidhka shanaad ee dawlad deegaanka Somaliland itoobiya Maxamed Iley, wxaan ay sheegeen inuu isagu masuul ka yahay.
