Hambalyo Dhalasho Oo Ku socota aqoonyahan Zaki Isaac iyo Johara Hadi oo wiil igu dhashay Magalada Minneapolis Ee Gobolka Minnesota USA.

Hanbalyo Dhalasho Oo Soo gaadhay Warqabadka Gabiley.net Xafiiskiisa Magaalada Gabiley Ayaa U Dhignaa sidan Waxaan halkan hambalyo dhalasho uga dirayna walakeen aqoonyahan Zaki Isaac iyo Johara Hadi oo wiil igu dhashay malintii Axadii bisha June 12keegi sanadka 2016 magalada Minneapolis ee gobolka Minnesota USA.
Farxadan dhalashada ah waxa hambalyo kal iyo laab ah usoo diraya qoysaska iyo asxaabta kala ah:
Reer Mah Isaac iyo Khadra Aw Hassan Didar iyo caruurtooda
Reer Hussein Abdi Omar iyo Hooyo Anab Abdullahi Rabi iyo caruurtooda
Reer ILyas Ahmed iyo Kawser Isaac iyo caruurtooda
Ahmed Gabobeh iyo Hannan Isaac
Abtiyo Ahmed Aw-Hassan Didar (Ahmed Gabiley) iyo habo Asha Aden iyo carurtooda
Abtiyo Abdirahman Nouh Didar iyo xaasikiisa iyo caruurtooda
Wardi Hussein Abdi iyo marwadisa Filsan Omar
Adan Mohamed Xaji (Adan-Wali) iyo xaaskiisa Ladan Sallah Hussein
Abdillahi Hassan Ganey iyo marwadiisa Rahma iyo caruurtooda
Dhamaan Reer Nouh Didar
Dhamaan reer Macalin Djibril
Dhamaan reer Eid Raabi
Dhamaan reer Abdi Omar
Dhamaan Jaaliyada reer Gabiley ee Minnesota
Dhamaan Jaaliyada reer Djibouti ee Minnesota
Iyo Somaliland Community of Minnesota Association
Dhamaantood familiga iyo asxaabtuba waxay Allah swt uga baryayaan farxadan dhalasho ee wiil cusub ee reerka kuso biray inuu Allah swt ka dhigo wiilkii diintisa, dadkiisa, iyo dalkiisaba anfaca intaba.
AAMIN, AAMIN, AAMIN YA RABI.

Qore,

Adan Mohamed Xaji (Adan-Wali)