MADAXWEYNE SIILANYO OO MANTA KA QAYB GALAY AAS QARAN OO LO SAMEEYAY ALLE HAW NAXARIISTEE MARXUUM MAXAMED CABDI ISKEERSI + SAWIRO.

Haragysa(GNN)Madaxweyne siilanyo oo manta ka qayb galay aas qaran oo lo sameeyay alle haw naxariistee marxuum maxamed cabdi iskeersi.

27

1

“IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN, Marxuumku waxa uu ahaa nin miisaan weyn oo dalkan iyo dadkan ka baxay. Ilaahay waxan ka baryayaa inuu jannadiisa ka waraabiyo, Ehelkii, Qaraabadii, iyo Qoyskii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo, iyo ummadda Somalilandba kulligeen samir iyo iimaan Ilaahay ha innaga siiyo. Aammiin Aammiin Aammiin”.

2

Aaska loo sameeyey marxuumka ayaa ahaa mid aan loo kala hadhin xukuumad, Baarlamaan, (Guurti iyo Wakiillo), Asxaabta Qaranka, Xisbiga Kulmiye, Xisbiga UCID iyo Xisbiga Waddani, hoggaan dhaqameed, waayeel, waxgarad, ganacsato, aqoon yahan, iyo dadweyne tiro badan oo isaga kala yimid caasimada gudeheeda, gobolada dalka iyo degmooyinka. Dhammaantoodba waxay marxuumka Ilaahay uga baryeen inuu naxariistiisi janno ka waraabiyo, qoyska, ehelka, qaraabada, asxaabta iyo guud ahaanba shacbiga Somaliland samir iyo iimaan ka siiyo.

345678910111213141516171819202122232426
2829303132333435363738

 

Gabiley.net