DAAWO Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Ku Biiray Xusbul Xaakimka Kulmiye +Sawiro

Borama(GNN)Prof: Axmed Ismaaciil Samater waxa uu sheegay inuu maanta aad iyo aad u faraxsanyahay ayna tahay maalin aan waligay iloobi doonin maanta waxay la midtahay maalintaan wadanka kusoo noqday oo ay boorama 7000 oo qof igu soo dhaweeyeen xasuus muddan ayey igu leedahay maanta waa sida uu yidhi prof samater
Wuxuu sidoo kale yidhi prof samater inuu go’aansadat inuu umaddan reer somaliland talada wax kusoo biiriyo haday noqto xaga dhismaha iyo waliba arimaha dibada isaga oo ka galaya dhinaca xisbiga kulmiye

1profsa (1)

prosa

Waxa kale oo uu prof samater sheegay inuu aad iyo aad ugu kalsoonyahay soo galida xisbiga kulmiye uuna ku faraxsanyahay wuxuu intaasi ku daray prf samater inuu waligii ka tagi doonin in wadankan somaliland lagu dhaqo cadaalad iyo sinaan beelaha wada dega somaliland sidoo kale waxa uu intasi ku daray prof samater in dadku wada isticmaalaan tixgaliyaana kalmada wadaniyad lagana horgeeyo qabyaalada si ay dadku u sinaadaan.

1profsa

saylici

 

Gabiley.net

Borama office