SHACABKA INGIRIISKA OO TAAGEERAY IN BRITAIN KA BAXDO MIDOWGA YURUB(DAAWO)

London(GNN) Warbaahinta dalka Ingiriiska kuwooda ugu waaweyn ayaa shaaciyay in dalka Ingiriisku uu ka baxay xubin nimadii midowga Yurub,
waxaanay warbaahinta dalkaasi baahisay natiijada hor dhaca ah ee aftidii dadweynaha ee laga qaaday khamiistii, sida BBC ku warantay boqolkiiba 52% ayaa u codeeyay in UK, ka baxdo Midowga Yurub, halka 48% ay ka taageereen inay ka sii mid ahaato Yurub.

 

Gabiley.net