Tartanka Quraanka Kariimka Ah Ee Gobolada Somaliland Oo Ka Bilaabmay Masaajidka Cali Mataan Ee Magaalada Hargeysa

Hargeysa(gnn)-Tartankii Quraanka Kariimka Ah Ee Bisha Ramadaan loogu tala galay loona qabtay gobolada kala duwan ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga Bilaabmay Masaajidka Cali Mataan Ee Magaalada Hargeysa.
