WASIIRKII HORE MADAXTOOYADA SOMALILAND OO BAAQ NABADEED U DIRAY BEELAHA KU DAGAALAMAY DEGAANKA DHARKAYN-GEENYO

Hargaysa(GNN):Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee degaanka Dharkayn Geeye Oo U Dhexmaray Dagaal, qoraal kooban oo uu ku baahyay bogiisa Facebook-ga ayaa Ku Yidhi Sidan.

xirsi

Baaq Nabadeed
Xinjirta Bururaysaa waa Dadkeenii, Cida dhibtu Gaadhaysana waa Ehalkeenii. – See more at: http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=181170#sthash.16GRoRFC.dpuf

“Waxaan baaq nabadeed u dirayaa Dagaalka beelaysan ee labada beelood ee wallaalaha ah ee Dharkayn-geenyo ku dhexmaray degaanadaas. Waxaan ugu baaqaynaa nabad iyo in la joojiyo collaada dadka wallaalaha ah.

Dadka reer Somaliland dhamaantooda iyo dawladana waxaan leeyahay haloo gurmado oo hala kala gaadho.
Xinjirta bururaysaa waa dadkeenii, cida dhibtu gaadhaysaa waa ahalkeenii ee aan u gurmano wax kasta oo awoodeena ahna arintaa halagu baajiyo. labadii cisho ee ugu danbaysay waxaa lasoo sheegayaa in geeridu gaadhay labaatan xubnood. hadii labadii maalmoodba labaatan dhintaan waa collaad baahaysa oo raagaysa, collaadina ma keento wax aan dhibaato ahayn.”

Wa Bilaahi Tawfiiq.

– See more at: http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=181170#sthash.16GRoRFC.dpuf

Nabadeed
Xinjirta Bururaysaa waa Dadkeenii, Cida dhibtu Gaadhaysana waa Ehalkeenii. – See more at: http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=181170#sthash.16GRoRFC.dpuf
Nabadeed
Xinjirta Bururaysaa waa Dadkeenii, Cida dhibtu Gaadhaysana waa Ehalkeenii. – See more at: http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=181170#sthash.16GRoRFC.dpuf
Nabadeed
Xinjirta Bururaysaa waa Dadkeenii, Cida dhibtu Gaadhaysana waa Ehalkeenii.

“Waxaan baaq nabadeed u dirayaa Dagaalka beelaysan ee labada beelood ee wallaalaha ah ee Dharkayn-geenyo ku dhexmaray degaanadaas. Waxaan ugu baaqaynaa nabad iyo in la joojiyo collaada dadka wallaalaha ah.

Dadka reer Somaliland dhamaantooda iyo dawladana waxaan leeyahay haloo gurmado oo hala kala gaadho.
Xinjirta bururaysaa waa dadkeenii, cida dhibtu gaadhaysaa waa ahalkeenii ee aan u gurmano wax kasta oo awoodeena ahna arintaa halagu baajiyo. labadii cisho ee ugu danbaysay waxaa lasoo sheegayaa in geeridu gaadhay labaatan xubnood. hadii labadii maalmoodba labaatan dhintaan waa collaad baahaysa oo raagaysa, collaadina ma keento wax aan dhibaato ahayn.