Yaa Caawinaya Miskiin La Il-Daran Xanuun Dhulka Ugu Tuuray Oo Uu Ka Shaqaysan Kari Waayey.

Naf kasta oo ku nool Dunida Guudkeeda, Subax kasta oo uu tooso waxa uu

ku waabariistaa Waayo Cusub oo Adoomaha Ilaahay Inta Caqliga lihi ku

Cibaaro qaataan hadii Alle garadsiiyo.

Calaamadaha Ilaahay Awoodihiisa ku muujiyaa Tiro iyo Cadad maleh,

Cudur kasta oo la soo darsa Bani-Aadamka qaarkood waxa la gudboon in

inta caafimaadka qabtaa ku Cilmi qaadato oo kaga Faa’iidaystaan

Caafimaad qabtaa ku Cilmi qaadato oo kaga faa’iidaystan Caafimaad

qabka Alle ugu deeqay, haday Cibado tahay, haday Cudu tahay, haday

Caqli tahay, iyo haday Cuud tahayba.

 

Miskiinkan La daalaa dhacaya Xanuunkani oo ka soo jeeda Qoys dan-yar

ah oo aan Awoodin in ay Cusbitaalo geeyaan ayaa Tabaya Taakulada Umada

Muslimiinta ah Meel kasta oo ay Dunida kaga nool yihiin, taasi oo unoqon doonta Sahay Maalinta aan Miciin kale jirin, Ilaa wixii

Camaliyaad Saalaxa ee aad sii dhigatay Mooyaane.

Hadaba, Muslinow Qof kasta oo u diir naxaya Wiilkani ha ugu soo

Hagaajiyo Wixii Karaankiisa ah:
Tell : 0025224220000 Xildhibaan Cibaado Maax Cilmi

 

Gabiley.net

Gabiley office