DAAWO Dadwayne Tiro Badan Oo Maalmaha Ciidaha Usoo Dalxiis Taga Badda Magaalada Berbera Iyo Muuqaalka Xeebta Batalaale

Boqolaal dalxiisayaal ah oo ka kala yimi gobolada borama.hargeysa,iyo burco ayaa maalmaha ciidaha usoo dalxiis taga badda magaalada berbera gaar ahaana xeebta batalaale,waxaana maalmahaasi magaalada berbera soo buux dhaafiyayh boqolaal dalxiisayaal ah oo ka kala yimi goboladaas.