DAAWO Maayarka Gabiley iyo Xildhibaano Bilaabay Wajigiilabaad ee Wado Banaynta Magaalada ka Socota..

Maayarka Gabiley iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka oo Bilaabay Wajigiilabaad ee Wado Banaynta Magalada ,Kana Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Qaar Ka Tirsan Dhalinyarada Gabiley iyo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gabiley   Maayarka Gabiley Oo Hadal Uu Uduur Xulay Kula Hadlay Dadkasi Wakhtigii Shaxaadka Iyo Afmiishaarnimada waa La dhaafay + Shaqadu waa Sharaf Shaxaadkuna waa Ceeb

Gabiley.net

Gabiley Office