Daawo-U Diyaar garowga Maalinta Ciida Iyo Magaalada Boorama.

Borma(GNN):-Daawo-U Diyaar garowga Maalinta Ciida Iyo Magaalada Boorama Suuqyada Kala Duwan Ee Magaalada Caasimada Gobolka Awdal Ayaa Maalmihii ugu Danbeeyey  Danbeeyey si weyn looga diyaargaroobayey maalinta ciidal fidriga dadka ayaa iibsanayey dharka iyo agabka caruurta.