DAAWO: Wariye Caan Ka Ah Dalka Jarmalka Oo Qaatay Diinta Islaamka

Suxufigan oo lagu magacaabo, Martin Lejeune, inta badana ka warama dagaalada iyo waxyeeladooda, si wayna ugu caan baxay, dhex dhexaadnimo iyo warar dheeli tiran inuu bulshada u soo gudbiyo, ayaa Masaajidka iska soo xaadiriyay, subaxnimadii hore ee Ciidal Fidriga, ka dibna ogaysiiyay imaamka inuu muslimay, oo uu doonayo in Ashahaadada loo qabto, waxa si diiran u soo dhaweeyay Imaamka oo suxufi wanaagsan oo run sheeg ah ku tilmaamay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

G.Net