Daawo-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalilad iyo Maayirka Caasimada Hargeisa Oo Caawa Soo Kormeeray Suuqyada Ganacsiga.

Hargeisa(GNN):-Daawo-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalilad iyo Maayirka Caasimada Hargeisa Oo Caawa Soo Kormeeray Suuqyada Ganacsiga Caasimada Somaliland Ee Hargeisa waxaaney socod lug ah ku dhexmareen xarunta ganacsi ee ugu weyn magaalada oo ah suuqa waaheen..