Daawo-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo ka Qayb-galay Munaasibada Qalinjabinta Ardayda Jaamacada Xanaanada Xoolaha.

Sheekh(GNN):-Daawo-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo ka Qayb-galay Munaasibada Qalinjabinta Ardayda Jaamacada Xanaanada Xoolaha ee degmada Sheekh, Halkan Ka Daawo Warkaasi oo Faahfaahsan.