DAAWO:Wafti Ka Soday Xukumadda Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Deegaano Ay Ka Socoto Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Gobolka Sanaag

Hoos Ka Daawo Xubno wasiiro ah oo xukumadda Somaliland ka tirsan ayaa maanta kormeero kala duwan ku tagay deegaano ay ka socoto diiwaangalinta codbixiyayaasha gobolka sanaag.