Deg-Deg:- Daawo Is-Rasaasayn Dhexmartay Badhasaabka Gobolka Saaxil iyo Nin Ciidanka La Sheegay Inuu ka Tirsan Yahay.

Berbera(GNN):-Is rasaaseyn Dhexmartay Badhasaabka Saaxil iyo askarigan uu sheegay in shaqada hore looga eryey, sidoo kale ninka askariga ahi uu ku doodayaa inuu yahay nin ciidan ah islamarkaana uu sharcidarro ku haysto badhasaabka gobolku.
HALKAN KA DAAWO DHACDADAN.

Berbera Somaliland
Gabiley news network
Axmed Almis.