DEG-DEG GUDOOMIYAH XISBIGA UCID AYAA XILKII KA QAADAY GUDOOMIYIHII GOBOLKA SAAXIL ROODA AXMED+ SABABTA

Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo hada war saxaafadeed uu soo saaray nuqul ka mid ah soo gaadhay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegayaa in gudoomiyuhu uu xilki ka qaaday Rooda Axmed Yasiin Gudoomiyihii xisiga UCID ee gobalka Saaxil

Gudoomiye Faysal ayaa xil kaa qistiis u cuskadey ka dib markii Rooda Axmed Yasiin ay eedemo iyo aflagoodin ay u geystay dawlada Imaaradka Carabta

 

deg