Gudoomiye Cirro Oo Shacabka Reer Borama La Tukaday Salaadii CIidal Fidriga

waxaana gudoomiyaha la socday xubno kamida saraakiisha xisbiga WADDANI oo uu kamid ayahy gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga Axmed Muumin Seed, iyo Axmed Cumar Xaaji Xamarji iyo masuuliyin kale.
Waxaana masuuliyiintani ay shacabka reer borama ugu hambalyeyeen munaasibada ciidal fidriga awgeed, iyaga oo boqolaal dadwaynaha ahna kala qayb galay tukashada salaada ciidal fidriga.

12 

GNET