Hambalyo Ku Socota Dr. Arazaq Haji Esa Ali Oo ka qalin jabiyey Jaamcadda Medical University of Cardiff UK

Hambalyo Hambalyo Hambayo.

Hambalyo Hambalyo Hambayo. Dhamaanba
Ehelada iyo Asxaabta Ku Xusan Hoos Waxay
Hambalyo U Dirayaan Dr. Arazaq Haji Esa Ali ,,,,,,,,
HANBALY KUSCOTA.2222jpg

HANBALY KUSCOTA
1-Aabo C/lahi Xuseen Miyir iyo Xaaskiisa
2-Cabdi Xuseen Miyir iyo xaaskiisa.
3- Amina Xuseen Miyir iyo caruurteeda
4- Muumina Xuseen Miyir iyo caruurteeda
5- Canab Xuseen Miyir iyo caruurteeda.
6-Dr Siciid Xamud Miyir iyo xaaskiisa
Dhamaanba Waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan
Dr. Arazaq Haji Esa Ali – 30 jir ah oo ka qalin
jabiyey Jaamcadda Medical University of Cardiff UK
15 July 2016Kuna takhasusay ORTHOPAEDIC –
SURGEON. SPECIALISED ON- STEM CELL.
RESEARCH ON CARTILAGE & BONE
Mabruuk mabruuk mabruuk wa alfa mabruuk
waxay ilahay Uga baryeynaa inuu cilmiga cuudka
iyo caruurtaba u barakeeyo Aamin Aamin