Madaxweynaha Somaliland Axmed Silaanyo Ayaa Dalka Maanta Dib Ugu Soo Laabtey

Waxaa hada garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa soo cago dhigatey diyaaradii Siday madaxweynaha Somaliland iyo marwadiisa Amina waris oo maalmihii u danbeeyey dalka kaga maqanaa safar u khaas ah.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Madaxweynaha ayaa waxa madaarka Hargeysa kaga hor tagay isla markaana soo dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland , wasiiro , Xildhibano iyo saraakiil xukuumada ka tirsan

Madaxweynaha ayaa la filaya in uu goor dhaw madaxtooyada kula hadlo warbaahinta isla markaana uu ka war bixiyo safarkiisa.

Gabileynews/Hargeysa