MADAXWEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND OO KA HADLAY BILAWGA DIIWAAN GELINTA CODBIXINTA EE GOBOLKA SANAAG KOR MEERNA KU MARAY QAAR KA MIDA GOOBAHA AY DADKU ISKA DIIWAAN GELINAYAAN

Ceerigaabo(GNN)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ka hadlay bilawga diiwaan gelinta codbixinta ee gobolka sanaag kor meerna ku maray qaar ka mida goobaha ay dadku iska diiwaan gelinayaan.