MADAXWEYNE SIILAANYO OO KU SUGAN DALKA ISKUDEYGA INQILAB KA DHACAY EE TURKIGA IYO MADAXTOOYADA OO KA HADASHAY

Hargaysa(GNN)Sida aynu la wada socono waxa Dalka Turkiga caawa ka dhacay Inqilaab ay ciidamada dalku fuliyeen sida uu xaqiijiyey.
siilaanyo
Ra’iisul wasaaraha dalkaasi, Binali Yildirim,
Hadaba waxa halkaasi ku sugan oo xalay gaadhay Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo sidii aan hore u sheegay arimo shaqsi ah u tegay dalkaasi balse madaxweynaha wax dhibi kama soo gaadhin Arrinkaa waxaanu ku sugan yahay magaalo ka.durugsan Ankara iyo Istanbuul
Cabdiraxmaan Sh Cilmi Faahiye
Afhayeenka Madaxtooyada JSL.