warbixin si fiican uga hadlaysa dhibaatada ay dadka ku keeni karaan dawooyinka tayadoodu liidato ee aan cidi baadhin

Warbixin si fiican uga hadlaysa dhibaatada ay dadka ku keeni karaan dawooyinka tayadoodu liidato ee aan cidi baadhin, isla markaana sida aan kala joogsiga lahay dalka loo keeno, dadkuna farmasiiyada wax uga iibsadaan sida dukaamada