Waxaa Shacabka Kala Fogaynaya Shaqsiyaad Ganacsiyo Ku Dhex Leh Somaliland Oo Taageersan Mowqifka Cali Khaliif Galaydh…. Maxamed Abdi Nour.

Sool(GNN):-Anigo oo Ah Muwaadin Ku Abtirsada Somaliland Kana Soojeeda Gobolada Barri Halkan waanu ku soo gudbinaynaa Xog iyo baadhis maqal iyo muuqaalba leh Ragii
Abaabuley kana shaqeeyay sidii Somaliland iyo shacabka Guuleed Garaad dhib loo
kala dhex dhigi lahaa Ragaasi waa ragii iyadoo shacb waynahii Guuled Garaad u dooran
inay cilaamin in ay qaban qaabiyaan Aaskii Qaran ee Marxuun garaad Abshir Saalax iyagu isdoortay intay iyagoo hargeysa jooga xidhiidh la sameeyeen Maamulka ugu sareeya ee KHaatumo.intay lakulmeen wasiiro ka tirsan Somaliland,Somaliland u sheegtay in widh-widh ay tahay goobtii uu Aasku ka qabsoomilahaa.kadibna iska dhego tireen wasiiradaas iyo
qoyskii garaadka oo larabay Aasku inuu noqdo widh-widh,waxaanu halkan bulsho weynta
reer Somaliland ugu soo gudbinaynaa in ragii ladegaan xaasas iyo caruuro iyo shaqo
ba ku haystay Caasimadan hargeysa ay hadan Naceyb ka ay uqabaan Beesha dhexa ay
dhexdiina joogan hadan Abaabul xoogleh oo sidii Somaliland waxyeelo u soo gaadhsiin
lahaayen ku jiraan iyagoo xoolaha ay heleen ka heleen (business) ay hargeysa ku haystaan
kaas oo ayku jiraan dadka taakulenta dhaqaale u dira Khaatumo iyo prof Ali khaliif.
waxaa somalidu ku maahmaah daa [ geedkasta inta Hoostaal baa gubta ] waxaa isweydiin leh
hadii kii halkan maal iyo xoolaba ka helay hadana uu deegaankii uu ka yimid uu colaad
iyo fidno ka wado,taasi waxay cadeynaysaa in Beesha dhexa tahay dad qiimo badan oo xitaa
ku wii maalkii ay halkan ka heleen u isticmaalaaya Dad kicin iyo kubeerid dadkii ay udhasheen iyo somailand siiloo kala fogeeynlahaa,waxaa khater ah hadii cadowga somaliland yahay ( with in ) wasiir cadaani waxaad dhegeysateen warsaxafadeedkii uu lahaa waxaa jira dad wada in Somaliland iyo beel weynta Garaad Abshir(Guuled Garaad)isku dhacaan oo kala fogaadan hadalkaas wasiirku waa sax
ragan aanu kor kusoo sheegnay waa raga iyagoo halkan kula degan hadana khadku ugu xidhan yahay Prof Cali khaliif galey.maanta dadkii walaal ah waxay gaadhsiiyen [information] oo shicibkii lagu yidhi Garaad kiinii Somaliland baa diiday in widh-widh lagu Aaso oo aan ogoleyn in ay kasoo qayb galaan dadkii kale ee Somaliya ka imanaayey oo weliba wasiiradii ay lakulmeen ka beensheegay.waxaanu shicibka qiimaha badan u soo bandhigeynaa magac yadooda iyo(business)kay hargeysa ku leeyahiin,Ragani waa ilaa 9 xubnoo ku haysta meherado iyo shaqo..shicib weynaha reer somaliland baa maxkamadn qaadi siday u arkaan in kuwii halkan yimid ee lasoo dhoweeyey ee xoolaha ay haystaan halkan ka heley ma saxbaa inay dhexdiina joogan dhinacna ka yahiin (cadowga somaliland with in) Magac yadan hoos
ku xusan waa Ragii Dad iyo dowlad iyo shacbkii reer widh-widh Madaxa isku geliyay oo
dhaawac soo gaadhsiiyay Xidhiidhkii Reer widh-widh iyo Somaliland iyagoo fulinaaya
siyaasadii dad kala kaxeynta ee Prof Cali Khaliif Galeyd..Maqal iyo muuqaalba
Somalilands muwaadilow daawo::

1)Chief Caaqil CabdiLaahi Maxamed Dheeg

2)Mr.Faarax Sugaal,oo ah Nin Hargeysa xaas iyo caruuriba u joogto
oo ka mid ah mdaxda dhexa ee SHIRKADA TELASOM Hargeysa xarunta.

3)Mr.Ismaaciil Axmed Deyib,oo ah Nin Hargeysa xaas iyo caruuriba u joogto,
waa businessman hargeysa ku leh(Shaafaci wholesale) u dhow fooqa
ilma faarax joome Hargeysa…..

Raga inta hadhay ee Somaliland diidka dadka dhexdiisa ku nool gadaal baanu kasoo
qori doonaa somaliland horu socodkeedu waxa uu ku jiraa in dadku kala miirmo oo gaafanaha
halkan kunool oo markii xoolahii somaliland ka taajiray uu Abeeso Laba Afleh noqdo…