Alle Ha U Naxariistee Waxaa Goordhawaydh Geeriyooday Agaasime Ka Tirsanaa Xukuumada Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Alle ha u naxariisto Agaasimihii guud ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland Marxuum Maxamed Faarax ayaa maanta goor dhaweyd ku geeriyoodey Magaalada Hargaysa .
waxaa uu ahaa siyaasiygu siyaasi waxana lagu xasuustaa guulihii xisbiga kulmiye ka gaadhay magaalada Berbera doorashooyinka 2010 wuxuu ahaa ganacsade.
Wuxuu uu sidoo kale ahaa muwaadiin dad jecel oo bulshada u naxariista ehelkii iyo qaraabadii samir iyo iimaan alleh ha ka siiyo
Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network