Aniga oon la ii sheegin ayaa la iga qaaday xilkii W/Q Abdisamed Osman Ahmed (Abdeeq)

Waxaad maqashaan marka isku shaandhayni lasameeyo wasiir ama wasiir ku xigeen cabanaya
oo leh anigoon ogayn ayaa la iga qaaday ama la igalama tashan waxaan
u malaynyaa in sidaas sax tahay waayo wax badan ayey dawo ka tahay in qofka la bedelayo
isaga oon lagala tashan
Waxaan agnay nin si weyn u cabanaya oo leh aniga oo aan ogayn ayaa xilka qaadis la igu
sameeyey waxaan waydiiney hadii laguu sheegi lahaa ama lagaala tashan lahaa maxaad
samayn lahayd wuxuu ku jawaabay sidan waxaan jeclaan lahaa inaan ka sii uru sado wax iga
yalaa . maxaa kaa yaala? Dee wixii baylah iga ah sida lacagta acountiga kale iigu jirta lacagah
hadhaaga ah ee ka soo hadha mashruucyada lacaga yare e aan ka jaro shaqalaha iyo wixii aan
saxeexay ee jeebkayga ku soo dhacayey “
Yaab oo maxaad waxuun meesha ugaga tegi waydey? ma waxaad jeclaan lahayd anoo wasiir
manta baari inaan dheho busaarad ayaa jirta maya dee waan ka gaashaaman lahaa oo
accounada ayaan sii buuxsan lahaa
Saga oo ii sheekaynaya ayaan Waxaan xasuustay maansadii jacburka ahayd ee uu lahaa
hadrawi ee odhanaysay “hadii barito la I rido ama geeshtu igu kaco sidaan yeeli doona ma
waxaydun jeceshihiin inaan daasad qaatoo ceebey”
siyaasadu ma laha saaxiib mana laha ee waa wax la iskaga dambeeyo xalay madaxtooyada yuu
la joogay sago waji furan oo daacada markii uu ka soo baxayna waxaa ku dhacay xilka qaadis
Abdisamed Osman Ahmed (Abdeeq)
Abdisamed0000@gmail.com