Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beelaha Gabooye Oo Fariin U Direy Madaxwayne Siilaanyo
Hargeysa(GNN)-Salaadiinta,cuqaasha iyo waxgaradka beelaha gabooye oo manta kulan iskugu yimi ayaa waxay ka hadleen saamiga ay ku leeyihiin kuraasta golaha wakiilada Somaliland,waxaanay fariin u direen madaxwaynaha Somaliland.