Daawo-Afhayeenka Ciidamada Booliska Somaliland Oo Faahfaahiyey Xadhiga Qoraa Siciid M Gahayr Iyo Qodobada Loo haysto.

Hargeisa(GNN):-Afhayeenka Ciidamada Booliska Somaliland gaashaanle sare faysal Xiis ayaa ka hadlay muwaadin ciidamada boolisku xabsiga u taxaabeen ka dib markii uu rayigiisa ku baahiyey Baraha Bulshada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AFHAYEENKA CIIDAMADA BOOLISKA.