DAAWO:Gudida Anshaxa Ee Komishanka Doorashooyinka Iyo Saraakiil Ka Socotay Xisbiyada Qaranka Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargeysa

Hargeysa(GNN)-Gudida anshaxa ee komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland iyo saraakiil ka socotay xisbiyada qaranka ayaa shir ay ku yeesheen xarunta gudida komishanka waxay fariin u direen shacab waynaha gobolka sool.