Diwaangalinta Oo Si Rasmiya Ugu Bilaamatay Deegaanka Ceegaag Ee Gobalka Sool Iyo Masuuliyiin Iska Diwaan Galiyay

Deegaanka ayaa laga dareemayaa in ay arintan ka heleen wacyigalin ay gadhwadeen ka ahaayeen
Wasiirku ku xigeenka wasaraadara Dib u dejinta Mudane Aadam Cabdilahi Cabdule nuur oo iska diiwaagaliyey Deegaanka Ceegaag ee Gobolka Sool oo Diiwaaglaginta Codbixiyeyaashu si rasmiya uga bilaabantay Dadka deegaanka ayaa Si kal furan u soo dhaweeyey Diiwaangalinta Card codbixiyeyaasha ee ka bilaabantay deegaanadooda
Dadka deegaanka ayaa iyaga oo safaf Dhaadheer ugu jira Qaadashada Kaadhka codbixita ee ka bilaabantay deeganka Cadceedu godka u gashay
Deegaanka ayaa laga dareemayaa in ay arintan ka heleen wacyigalin ay gadhwadeen ka ahaayeen Dhamaan masuuliyiinta Xukuumada ee ka soo jeeda deegaanada Gobolka Sool
Masuuliyiinta Sida muga iyo miisaanka leh Uga qaybqaatay In deegaanka Ceegaag ay manta Safaf u galaan Qaadashada Cardka codbixinta waxaa Hurmuud ka ahaa Mudane
Aadam Cabdilahi Cabdule nuur oo ah Wasiirada Firfircoon ee Gobolka Sool
Diiwangalinta ayaa Guud ahaanba Si nabad gelyo ah u socota Deegaanka Ceegaag
Dadka deegaanka ayaa ah kuwo Qaadashada Card-ka codbixiyeyaasha u heelan una arka in Tirada Codadka iska diiwaangaliya deegaanku ay ka turjumayo Wax la qaybsiga deegaanada kale ee Gobolka
Gabiley.Net
Office Gabiley