Hambalyo Meher Wacan “Aqal-galkiina ku gaadha bash bash iyo Barwaaqo”

Hargeisa(GNN):-Hooyo, Khadra Cali Cigeh, Naasir Axmed Abokor, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Siciid Axmed Abokor (Barja-saafi) Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, C/qaadir Axmed Abokor iyo Xaaskiisa, Maxamuud Axmed Abokor iyo Xaaskiisa, C/raxmaan Axmed Abokor, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Ayaan Axmed Abokor iyo Caruurteeda, Nimco Axmed Abokor, odaygeeda iyo Caruurteeda, Fadxiya Axmed Abokor, Odaygeeda iyo Caruurteeda,
……………………………………………………………………………………………….
Siciid Khadar Aw Cabdillaahi, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Cabdillaahi Faarax Tubeec, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Cr/ashiid Nuur Wacays, Xaasaskiisa iyo Caruurihiisa, Mukhtaari Ismaaciil Gabar, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Axmed Maxamed Maxamuud (Kaare) Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, C/raxmaan Xasan Duse, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa,
……………………………………………………………………………………………….
Agaasimaha guud ee Bulsho Tv C/rashiid Nuur Wacays, Maareeyaha Bulsho Tv Mustafe Axmed Daahir, Madaxa Baahinta Axmed Cali Gallaal, Cali-Mahdi Jibriil Xasan, Saleebaan Ibraahim Xaashi, C/raxmaan Fantastic, Muna Maxamuud Saqadhi, Hodan Maxamed Cilmi, Casiisa Cabdillaahi, C/raxmaan Cilmi Xirsi, Cumar Aw Cali Axmed, Maxamuud Siciid Ducaale, Maxamed Tiriike, Nagiib Cabdillaahi Collaad, Maxamuud Xiddo iyo Dhammaan Wariyayaasha iyo Hawl-wadeenada kala duwan ee Bulsho Tv.
, Dhammaan Dadkaasi waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Meherka
Boqorka Xasan Axmed Abokor
Iyo
Boqorada, Ayaan Axmed Ismaaciil
Oo maanta (18ka Aug 2016 – Khamiis) Meherkoodu ka dhacay Hotel Sumer time ee Magaalada Hargeysa. Waxaanay Lamaanahan Eebe uga baryayaan inuu ka yeelo Labadii Aqal-galkooda ku gaadha Bash bash iyo Barwaaqo…………Aamiin.