Isku Aadka Ciyaaraha Champion League (europe) Oo La Soo Saaray

Waxa la soo saaray isku aadka kooxaha ka qayb galaya Champion League, waxaana isku dhacay kooxo door ah oo kala baqayay, halka kuwo kale oo yaryarina ay af libaax ka galeen

Capture-189